

In the first interview, the Country Representative of the World Health Organization, Dr. This week on #TubtaNabadda, we mark World Mental Health Day, which is celebrated on 10 October annually. Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: Soo wac idaacada aad ugu jeceshahay inta wakhtiyadaan lagu gudo jiro. Nala wadaag aragtidaada ku aadan muhiimadda caafimaadka dhimirka ama tallaabooyin socdo ee la xariira xoojinta caafimaadka bulshadaada. Idil waxa ay sidoo kale ka hadleysaa waxa ay tahay in la sameeyo si loo xoojiyo daryeelka caafimaadka dhimirka iyadoo la marayo ururada bulshada.īarnaamijka waxaa daadihinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max'ed Wareyisga labaad ee barnaamijka waxaan la yeelanay Idil Cawil Cilmi, aqoonyahan ku taqasusay caafimaadka dhimirka oo ka tirsan xarunta caafimaadka ee DawaRuux, oo ka sheekeyneysa waxa ay tahay in la sameeyosi loola dagaalamo faquuqa iyo cabsida dadka Soomaaliyeed ay ka qabaan cudurada caafimaadka dhimirka la xariira. Mamunur Rahman Malik, oo ka warbixin doona xaaladda caafimaadka dhimirka ee Soomaaliya, iyo sidoo kale waxa loo baahan yahay in la sameeyo si adeeg caafimaad oo dhanka dhimirka ah loo siin lahaa dadka Soomaaliyeed. Wareysiga hore ee barnaamijka, waxaan ku wareysanay Wakiilka Hay'adda Caafimaadka WHO u qaabilsan Soomaaliya Dr. Todobaadkaan #TubtaNabadda waxaan ku xuseynaa Maalinta caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka oo 10ka October sanad walba dunida laga xuso. Path to Peace (Episode 309): World Mental Health Day
#THREE GUYS ONE HAMMER PRO#
Pyle Pro PMXU88BT 8-Ch BT Studio Mixer - Audio Mixing ConsoleĦ4 bit Win10 Ryzen 5 5600G 16GB Crucial Ballistix DDDR4 RAM You can subscribe to my podcasts on Podbean, Spotify, Apple Podcasts, iTunes, Amazon Music/Audible, Google Podcasts, iHeart Radio, Pandora, TuneIn & Alexa, Player FM, Podchaser with more on the way.īehringer UltraGain Pro MIC 2200 High Precision Tube Mike/Line Pre-Ampīehringer Composer Pro MDX 2600 Audio Interaction Dynamics Processor Talking About Stevie Ray Vaughan (2022) Discussion #rockfile #podcast #stevierayvaughan #srv On his birthday, I thought about Stevie Ray Vaughan. Talking About STEVIE RAY VAUGHAN (2022) ROCKFILE Podcast 459
